MAQAAL: Heshiiska Al-Shabaab & Beesha Xawaadle Sheekh Maxamed. [4 Qodob Muhiim ah]
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaallo si isdabajoog ah uga imaanayay kulan ballaaran oo ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaasoo dhexmaray Xarakada Al-Shabaab iyo beelweynta Xawaadle Sheekh Maxamed.
